Degdeg: Xildhibaan bile oo u geeriyooday. Dhaawicii xalay kasoo gaaray weerarkii lagu qaaday Xeebta Liido.

Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka galmudug Ayaa Goordhaweyd u dhintay dhaawac kasoo gaaray weerarkii xalay lagu qaaday hotelkii beach Veiw ee xeebta liido ee Magaalada Muqdisho”

Xildhibaanka oo magiciisa lagu soo koobay xildhibaan bile Ayaa la xaqiijiyey in uu u dhintay dhaawac Halis ah oo xalay gaaray.

Sidoo kale waxaa wali Isa soo tareysa Khasaaraha dhimasho Iyo dhaawac ee ka dhashay weerarkii xalay, waxaana dadka lasoo bootiyay in ay Saaka u dhinteen dhaawacyo soo gaaray kamid ah mid kamid ah macalimiinta Jaamacadda Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.