Raysawasaarihii hore somalia C/wali Shiiq Axmed oo waheliyo Baadiyow ayaa waxaa lagusoo dhaweeyey Burtinle

Wafti uu hogaaminayo Raysal wasaarihii hore DF Cabdiweli Sheekh iyo siyaasi C/raxman Baadiyow ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay degmada Buurtinle ee Gobolka Nugaal ayadoo halkaas kusoo dhaweeyey qaybaha kala duwan ee bulshada iyo madax Degmada Buurtinle.
Halkaan hoose ka daawo. 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.