Maxaad kala socotaa wararkii ugu dambeeyay ee Puntland, Khaatuma iyo Somaliland
Maamulka Khatumo ayaa war been abuur ah ku tilmaamay wararka sheegaya in Magaalada Buuhoodle ay la wareegeen ciidamo ka amar qaada Maamulka Puntland. Magaalada waxa […]
Maamulka Khatumo ayaa war been abuur ah ku tilmaamay wararka sheegaya in Magaalada Buuhoodle ay la wareegeen ciidamo ka amar qaada Maamulka Puntland. Magaalada waxa […]
Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay dhinaca galbeed ee caasimadda Turkiga ayaa warar horudhaca ah ay ka soo baxayaan. Ugu yaraan hal qof ayaa ku […]
Wararka ka imaanaya magaalada Baladxaawo ayaa sheegaya in ciidamo uu wato wasiir ku xigeenka arrimaha gudaha iyo amniga ee maamulka Jubba Cabdirashiid Janan. Ciidamadii dowladda […]
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe iyo ku xigeenkiisa ayaa u duulay magaalada Adisababa ee dalka Itoobiya. Garoonka Adis waxaa ku soo dhoweeyay madax ka tirsan […]
Iyadoo Maanta Degmada Baledxaawo ay ka taagantahay Xiisad u dhaxeysa maamulka Gobolka Gedo iyo xildhibaan Cabdifitaax Nuur Mataan oo isku dhinac ah iyo Cabdirashiid janan […]
Magaalada Addis Ababa waxaa kulan ku yeeshay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxweyne Kuxigeenka Jubaland Janaraal Cabdulaahi Sheekh Ismaaciil, kuwaas oo kawada hadlay Arimmo […]
Xiisad Colaadeed ayaa ilaa saaka waxa ay ka taagantahay Degmada Baledxaawo ee Gobolka Gedo taasi oo u dhaxeysa Cabdirashiid Indhakoreey, oo dhinac ah iyo masuuliyiinta […]
Shirkiin beesha sade mareexaan uga socday Nairobi ayaa lasoo gababeyey waxaana shirkaan ka qayb galay siyaasiyiin,ugaasyo,ganacsato,dhalinyaro iyo aqoon yahano waxaa kaloo shirkaan kaqayb galay madaxda […]
Wargeyska The Washington Post ee ka soo baxa dalka Maraykanka waxa uu maanta (April 26) maqaal dheer ka qoray Nolol-siyaasadeedka iyo Waayaha shaqo ee uu […]
Mohamud Ahmed Nur Tarsan= Sida aan la socono waxaa la go’aamiyey in xildhibaan kasta ay soo doortaan 50 qof taas oo macnaheedu tahay 275×50= 13750 […]
Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes