Akhriso: MR. Tarzan oo dadweynaha su’aal la yaab leh ku soo weydiiyay Facebook

tarzan

Sida aan la socono waxaa la go’aamiyey in xildhibaan kasta ay soo doortaan 50 qof taas oo macnaheedu tahay 275×50= 13750

Waxaan arkii in ay aad ugu haboontahay in Madaxweynaha dalka in ay soo dortaan 13750 maadaama ay surageli weyse in la gaaro qof iyo cod, Si loo yareeyo laaluushka bahsan ee lagu soo doorto madaxweynaha in 13750 qof oo metelahaya bulsha weynta Somaaliyeed ay soo dortaan madaxweynaha dalka. sidaas waxaa bartiisa facebook ku soo qoray Tarzan

1 Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.