Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Wararka Maanta

Daawo:Weerar Xalay ururka Al-shabaa Afgooye

17th February 2016 admin 5

Alshabaab baa xalay weerar ku qaaday degmada Afgooye alshabaab ayaa u adeegsadey madaafiici iyo qoryaha fudud kaasoo qasaaro gaystey dhimasho iyo dhaawac.ciidmada dawlada Soomaliya ayaa […]

Daawo:Caabudwaaq Wajigii Labaad Ee Garoonka Diyaaradaha Caabudwaaq

16th February 2016 admin 7

Waxaa ladhagax dhigay darbi lagu wareejinaayo garoonka diyaaradaha Caabudwaaq waxaana xafladaa kasoo qayb galay qayabaha kala duwan ee bulshada waxaa xafladaa kahadlay Shiiq daa’uud Xirsi […]

Daawo:Wasiirkii hore ee gaashaandhiga dowladdii KMG oo ladilay

16th February 2016 admin 1

Wasiirkii hore ee gaashaandhiga dowladdii KMG Muxuyadiin maxamed Xaaji oo qarax lagula beegsadey gaarigiisa isagoo maraya isgooska labar 4 wasiirka ayaa kamid ahaa dawladii raysawasaare […]

Daawo: DIB U EEGIS LAGU SAMAYNAYO DASTUURKA Somaliya

16th February 2016 admin 4

Raysawasaarha dowlada federaalka somaliya Cumar C/rashiid ayaa kaqayb galay kulan ay isugu yimadeen barlamanka Somaliya kana soo qayb galeen maamul goboleedyada soomaliya oo looga doodayey […]

TOP: Duleedka Degmada Baardheere oo ay Kusoo dhacday Diyaarad Drone ah Iyo Alshabaab oo Gacanta ku dhigay.

15th February 2016 admin 6

Wararka ka immaanaya magaalada Baardheere ee gobalka Gedo ayaa sheegaya in diyaarad nooca aan cidna wadin ee Drons-ka ay maanta barqadii ku soo dhacday duleedka […]

XOG: Axmed Madobe oo Runta loo sheegay laguna amray in uu kismaayo dib ugu laabto si uu u furmo shir halakasi ka dhici doona.

15th February 2016 admin 1

Xilli dhawaan la filaayo in kismaayo uu ka furmo shir nabadeed oo lagu wado inu dhexmaro beelaha Sade iyo Absame, ayaa Xubno ka tirsan beesha […]

gaas

TOP: Puntland oo sheegtay in ay ku gorgortameysa aqbalaadda Nidaamka 4.5

15th February 2016 admin 1

yadoo ay wali ka biyo diidsantahay in awooda baarlamaanka soo socda sanadkaan 2016 ee Soomaaliya lagu soo xulo 4.5 ayey suurtogal tahay in maamulka Puntland […]

kenya

Nairobi: Qaar kamid ah Gobolada Kenya oo ay ka bilowdeen kacdoon ka dhan ah Dowladda kadib Weerarkii Ceelcadde.

15th February 2016 admin 2

Madaxda Gobolka Trans Mara ee Dalka Kenya ayaa Dowladda Kenya ka dalbaday inay Magdhow ka bixiso Askartii ka soo jeedday degaankaasi ee Al-shabaab ku laayeen […]

TOP: Dhismaha Maamul la magac baxay Galgaduud Sare oo ka bilowday Degmoyinka Cabudwaaq iyo balambale.

15th February 2016 admin 3

Degmadda Caabudwaaq Ee Gobolka Galgaduud waxaa ka soconaya Dhismaha Maamul lamagac baxay Maamulka Galgaduud Sare Si Toos Ah ayuuna u bilowday dhismaha maamulkaasi sida uu […]

Daawo:Tartan dhaqameed Boosaaso oo lasoo gaban gabeeyay

15th February 2016 admin 1

Tarten dhaqemeedkii kasocda jaamacada bariga Afrika ee Boosaaso ayaa lasoo gabagabeeyey munaasabadaan waxaa kahadlay abwaano soomali ah iyo madaxda maamul goboleedka Puntland waxaana halkaas lagu […]

daawo:56aad Ciidanka Cirka Soomalaiyeed

14th February 2016 admin 1

Munaasabad loogu dabaaldagay 56 guuredii markii dhidibada loo taagey ciidanka Cirka Soomaliyeed ayaa lagu qabtey magaalo madaxda soomaliyeed ee Muqdishu xafladaan waxaa kasoo qaybgaley . […]

Daawo: Waxbarashada Baardheere Oo Heersare maraya

14th February 2016 admin 3

Degmada Bardheere ee gobolka Gedo ayaa waxaa laga dareemayaa dhanka waxbarashada in heersade marayo.Baardheere ayaa hada leh dugsi hoose iyo mid sare aradada dhameysta dusgsiga […]

Daawo:Tartanka dhaqanka iyo hida Soomaaliyeed Boosaaso

14th February 2016 admin 1

Tartanka hidaha iyo dhaqanka soomaliiyeed ee ka socdo xarunta Jaamcada Baariga Afrika oo ay ku tartamayan ardayda wax kabarata qaybaha kala duwan iyadoo goobta ay […]

Daawo:Safiirka Jabuuti u fadhiya Soomaaliya garay Baladwayne

14th February 2016 admin 3

Wafti balaaran oo hogaaminayo safiirka Jabuuti u fadhiya Somaliya Dayib Dubad Rooble ayaa gaaray Baladwayne. safiir Dubad ayaa shegey inay boqshadaan ay tahay mid shaqo […]

Daawo:Doolow ciidamada tobaber loogu soo xiray

13th February 2016 admin 4

Qaar kamida ciidamada xooga dalka Somaliyeed ayaa tobaber in mudo usocday lagu soo gabagabeeyey Doolow tobobarkaan waxaa bixinayey dawlada itoobiya oo inta badan looga baranin […]

Posts pagination

« 1 … 1,640 1,641 1,642 … 1,647 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes