Daawo:Wasiirkii hore ee gaashaandhiga dowladdii KMG oo ladilay

Wasiirkii hore ee gaashaandhiga dowladdii KMG Muxuyadiin maxamed Xaaji oo qarax lagula beegsadey gaarigiisa isagoo maraya isgooska labar 4 wasiirka ayaa kamid ahaa dawladii raysawasaare nuur Cade.raysawasaare Cumar Cabdi rashiid ayaa ka tacsideeyey wasiirka isagoo tilmaayey inuu ahaa wasiir mahiim ah raysawasaare Cumar Cabdi ayaa sheegey in lasoo qaban doono kuwii kadambeeyey dilaka Wasiirka hore ee gaashaandhiga.
Hoos Kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.