daawo:56aad Ciidanka Cirka Soomalaiyeed

Munaasabad loogu dabaaldagay 56 guuredii markii dhidibada loo taagey ciidanka Cirka Soomaliyeed ayaa lagu qabtey magaalo madaxda soomaliyeed ee Muqdishu xafladaan waxaa kasoo qaybgaley .



raysawasaare kuxigeenka soomaliyeed iyo wasiirka Gaashan dhiga somaliya C/qaadir Shiiq Cali Diini madaxdii halkaa timid waxay salan sharaf kaqaateen cidanka cirka waxaa uGu horey halkaa ka hadlay taliyaha ciidanka Cirka Jeneral Maxamed shiiq Cali.
Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.