Daawo:Doolow ciidamada tobaber loogu soo xiray

Qaar kamida ciidamada xooga dalka Somaliyeed ayaa tobaber in mudo usocday lagu soo gabagabeeyey Doolow tobobarkaan waxaa bixinayey dawlada itoobiya oo inta badan looga baranin inay caawiyaan dawlada somaliyed ama shackeeda.ciidamadaan waxay kahawl galindoonaan Buulo Garas Ee gobolka Gedo, ciidankaan oo waxaan ka ahayn dareys wadan ayaan la ogayan cida mushaarkooda iyo wixii ay ubaahnaayeen inay heli doonaan iyo in kale.
Hoos Kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.