Maamul Goboleed Cabudwaaq Laga dhisaayo

Shir ay isugu yimaadeen qaybaha kala duwan ee bulshada kasoo jeeda Galgaduud oo ka dhacay Degmada Caabudwaaq oo uu hogaaminaayey Ugaas Barre Axmed taakooy.

shirkaan oo socday mudo ayaa waxaa laysku af gartey in maamul goboleed loga dhiso deegaanka ay joogaan markay arkeen in somaliya maanta ay isboobeyso ixtiraam iyo wanaagna dhaamaadey, loona baahan yahay in ayaahooda ka tashantaan.

go’aankii shirkaa kasoo baxay waxaa uriyaaqey qaybaha kala dawn ee bulshada ee kusugan dal iyo dibad, arintaan ayaa waxay walwal iyo walaaca ku abuurtey maamulka Cadaado.
Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.