Daawo:Safiirka Jabuuti u fadhiya Soomaaliya garay Baladwayne

Wafti balaaran oo hogaaminayo safiirka Jabuuti u fadhiya Somaliya Dayib Dubad Rooble ayaa gaaray Baladwayne. safiir Dubad ayaa shegey inay boqshadaan ay tahay mid shaqo si indheyno habka shaqada ciidamada jabuuti usocota manta ciidan cusub oo Jabuutiyaan ah yimaadeen waxaakaloo meesha ka hadlay gudoomiyaha gobolka Hiiraan Dabageed.

Hoos kadaawo




Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.