Daawo:Weerar Xalay ururka Al-shabaa Afgooye

Alshabaab baa xalay weerar ku qaaday degmada Afgooye alshabaab ayaa u adeegsadey madaafiici iyo qoryaha fudud kaasoo qasaaro gaystey dhimasho iyo dhaawac.ciidmada dawlada Soomaliya ayaa kuduulay meelihii alshabaab kasoo qaadeen weerarka sida saliid,Caanoole iyo Mareerey guduumiya shabeelada hoose ayaa kawar bixiyey sidii weerarkaan udhacay.
Hoos kadaawo
gedotimes1@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.