Wararka Maanta
Ra’iisal Wasaare ku Xigeenka Cumar carte Oo Qaadacay war Murtiyeedkii Madasha Wadatshiga
Ra’iisal Wasaare ku Xigeenka XFS Cumar Carte wuxuu mowqif adag iska taagay Cadaalad Darradii ka soo baxday shirka Madasha, isagoo intii uu shirku socdayna kabaxay, […]
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliya Oo Magaalada Baydhabo Tababar Ugu Soo Xiray 250 Bolis ah
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sareeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamudayaa maanta tababar usoo xiray Ciidamo booliis ah oo loo tababar Degmooyinka Gobolka Bakool.
Caabudwaaq:Yasiin Xasan Waayeel (Magan) OO uga Digay shacabak Cabudwaaq Colaada Cadaado Laga Soo abaabulayo
sidii horeyba loogu yaqaanayaey maamulka Cadaado ayaa baryahaan wada sidii colaad uga horun lahayeen waqooyiga Galgaduud iyakoo tabartoodu kusoo ururtay inay Hotel Salaama tvyada uGu […]
Caabudwaaq: Mama Orphan agoonta oo Qado loo Samaeeyey iyo Dhulaal Loogu deeqay + Masawiro= Video
Mama Orphan oo ah Xarunta waxbarshada iyo xanaanaynta agoonta Caabudwaaq ayaa maanta waxaa loo sameeyey xaflad isugu jirta wacdi galin iyo qado uu soo qaban […]
War Murtiyeedkii kasoo Baxay Madasha Wadatashiga soomaliya + Sawiro
Madasha Hoggaanka Qaran (MHQ) ayaa kulan ku yeelatay magaalada Muqdisho 02 – 09 Agoosto 2016ka. Kulanka waxaa shir-guddoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh […]
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya iyo Wafdi Ka socda Jarmalka oo Ka wada hadlay Dhismaha Ciidamadda +Sawirro
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini, ayaa magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay Wafdi ka socda dawladda Jarmalka oo hoggaaminayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda […]
Madaxda Qaranka Soomaaliya Midnimada Dalka maxay ka qabteen By Cabdulaahi jimcaale?
Waa su,aal mudan in laysweydiiyo,in shacabku ka xisaabtamo,aqoonyahanadu in ay ka hadlaan,wadaniyiintu in ay ku baraarugaan ,waa xaalad hadda mudan in laga banaanbaxo oo tacadiyada […]
Caabudwaaq: Gabar Yar Xanuunsan oo Waacimaad Ubaahan Fadlan Caawi
Maqsuud waa garbay oo mudo kuxanuunsan mudo iyadoo wax looga qaban waayey dalka gudihiisa una baahan tahay cafimaad dalka dibadiisa ah. Maqsuud hooyadeed oo ah […]
Wasiir Kuxigeenka Wabarshada ayaa Deegaanka dalsan ee Caabudwaaq Dhagax dhigay Dugsi Hoose
Wasiir Kuxigeenka waxabarashada dawlada Soomaliya oo Mudadaan kusugnaa Degmada Caabudwaaq ayaa dhagax dhigay dugsi hoose dhexe oo laga dhisayo deegaanka Dalsan Caabudwaaq, wasiir kuxigeenka iyo […]