Caabudwaaq: Mama Orphan agoonta oo Qado loo Samaeeyey iyo Dhulaal Loogu deeqay + Masawiro= Video

Mama Orphan oo ah Xarunta waxbarshada iyo xanaanaynta agoonta Caabudwaaq ayaa maanta waxaa loo sameeyey xaflad isugu jirta wacdi galin iyo qado uu soo qaban qaabiyey ururka Horseed oo dhawaan xaafiis kafurtay Degmada Caabudwaaq isagoo xaruntiisa wayn tahay wadanka Maraykanaka xafladaan waxaa ka qayb galay qaybaha kala duwan ee bulshada sida Qurbojoog,odayaal,DDhalinyaro,Haween,Ganacsato iyo Marti sharf kaladuwan .

Mama Ophan waxaa manta loogu deeqay 3 dhul oo ay bixiyeen qaar kamida shacabka Caabudwaaq oo kala ah Janagale maxed cawil. Faarax aaran. Ururka hooyoyinka.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.