Caabudwaaq:Yasiin Xasan Waayeel (Magan) OO uga Digay shacabak Cabudwaaq Colaada Cadaado Laga Soo abaabulayo

sidii horeyba loogu yaqaanayaey maamulka Cadaado ayaa baryahaan wada sidii colaad uga horun lahayeen waqooyiga Galgaduud iyakoo tabartoodu kusoo ururtay inay Hotel Salaama tvyada uGu yeertaan si ay shacabka uqaldaan.

Yaasiin xasan (Magan) oo qabiir arimaha deegaanka ah ayaa uga digay shacabka Caabudwaaq qatarta Shaqsiyaad Maamulka Cadaado u hungiri doontay inay soo wadaan dhibato ay kahuriyaan Degaanka waqooyiga galgaduud llona diyaar garoobo sidii looga hortagi lahaa.
Hoos ka dhageyso

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.