Caabudwaaq: Gabar Yar Xanuunsan oo Waacimaad Ubaahan Fadlan Caawi

Maqsuud waa garbay oo mudo kuxanuunsan mudo iyadoo wax looga qaban waayey dalka gudihiisa una baahan tahay cafimaad dalka dibadiisa ah. Maqsuud hooyadeed oo ah qof aan awoodi Karin inay dalka dibadiisa gabdheeda u qaado waxaana dhib uGu filan oo hintada gabadheeda oo aysan waxba uqaban Karin.

Hooyadaan dhashay gabadhan Maqsuud ayaa waxay waydiisanaysaa walaaha islaamka ah inay caawiyaan ilaahay dartiis fadlan kala xariir Saynab Cali 00252615508263

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.