Wasiir Kuxigeenka Wabarshada ayaa Deegaanka dalsan ee Caabudwaaq Dhagax dhigay Dugsi Hoose

Wasiir Kuxigeenka waxabarashada dawlada Soomaliya oo Mudadaan kusugnaa Degmada Caabudwaaq ayaa dhagax dhigay dugsi hoose dhexe oo laga dhisayo deegaanka Dalsan Caabudwaaq, wasiir kuxigeenka iyo waxgaradka ayaa ku baaqay in qayb wayn laga qaato dhismaha iskuulkaan oo ah mid dadka anfacaya madaama deegaan ka dalsan uusan horey Dugsi ulahayn.
Hoos kadaawo Warbixinta wariye Mahad Xasan Diini

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.