Ra’iisal Wasaare ku Xigeenka Cumar carte Oo Qaadacay war Murtiyeedkii Madasha Wadatshiga

cumar

Ra’iisal Wasaare ku Xigeenka XFS Cumar Carte wuxuu mowqif adag iska taagay Cadaalad Darradii ka soo baxday shirka Madasha, isagoo intii uu shirku socdayna kabaxay, Sabaabha uu kaga carooday ayaa lagu tulmaayey inay tahay inaan si cadaalad ah wax loo qaybsan iyadoo laga shaqeynayo danaha dad gaara oo xukunka inay sii joogaan raba.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.