Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya iyo Wafdi Ka socda Jarmalka oo Ka wada hadlay Dhismaha Ciidamadda +Sawirro

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini, ayaa magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay Wafdi ka socda dawladda Jarmalka oo hoggaaminayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Jamhuuriyadda Federaalka Jarmalka u qaabilsan arrimaha dalalka Africa Danjire Georg Schmidt, Waxana ay Ka wada hadleen xoojinta taageerada ay siiso Dawladda Jarmalka Ciidanka Xoogaa Dalka. Wasiir Diini ayaa uga mahadceliyey Jarmalka taageerada ay mar walba la garab taagan yihiin Soomaaliya, gaar ahaan dhanka Dhismaha Ciidamadda.

dini

diiniw

diini

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.