Wararka Maanta
Madaxda Qaranka Soomaaliya Midnimada Dalka maxay ka qabteen By Cabdulaahi jimcaale?
Waa su,aal mudan in laysweydiiyo,in shacabku ka xisaabtamo,aqoonyahanadu in ay ka hadlaan,wadaniyiintu in ay ku baraarugaan ,waa xaalad hadda mudan in laga banaanbaxo oo tacadiyada […]
Caabudwaaq: Gabar Yar Xanuunsan oo Waacimaad Ubaahan Fadlan Caawi
Maqsuud waa garbay oo mudo kuxanuunsan mudo iyadoo wax looga qaban waayey dalka gudihiisa una baahan tahay cafimaad dalka dibadiisa ah. Maqsuud hooyadeed oo ah […]
Wasiir Kuxigeenka Wabarshada ayaa Deegaanka dalsan ee Caabudwaaq Dhagax dhigay Dugsi Hoose
Wasiir Kuxigeenka waxabarashada dawlada Soomaliya oo Mudadaan kusugnaa Degmada Caabudwaaq ayaa dhagax dhigay dugsi hoose dhexe oo laga dhisayo deegaanka Dalsan Caabudwaaq, wasiir kuxigeenka iyo […]
Daawo qodbadihii Siyaasi Cabdiqani Sheikh Cali Diini iyo Xildhibaan faaqid kismaayo
Iyadoo ay socoto dadaalka iyo kaalmaha la gaar siinayo caruurta agoonta ah ee dhigato iskuulka tayo ee ku yaalo magalada kismayo kuwaas oo si lacag’aan […]
Degdeg: Ugaaska Beesha Sade oo u Duulay Magaalada Garbaharay kana Ambabaxay Degmada Baardheere.+ Sawiro
Ugaaska Beesha Sade Ugaas Maxamed Ugaas Xaashi Ugaas Xirsi ayaa goordhaweyd u duulay Magaalada Garbaharay ee Xarunta Gobolka Gedo. Ugaaska oo ka ambabaxay Degmada Baardheere […]
Radio Daljir Oo wareysadey Deeq faandhe arinta bahdilka Madaxda Soomaliyeed oo dawco ka gudbiyey
Wasiiru dowlaha Africa ee Dowladda UK Tobias Ellwood ayaa booqasho ku tagay Muqdisho Soomaaliya. Wasiiru dowlahani ayaa Gudaha Safaarada Ingiriiska ee Muqdisho Soomaliya waxa uu […]