Radio Daljir Oo wareysadey Deeq faandhe arinta bahdilka Madaxda Soomaliyeed oo dawco ka gudbiyey

Wasiiru dowlaha Africa ee Dowladda UK Tobias Ellwood ayaa booqasho ku tagay Muqdisho Soomaaliya. Wasiiru dowlahani ayaa Gudaha Safaarada Ingiriiska ee Muqdisho Soomaliya waxa uu kula kulmay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh iyo Raisalwasaare Sharmaake. Socdaal uu Nairobi ku tagay isla wasiirkani Arimaha Africa ee Uk ayuu kula kulmay Xafiisyadooda dalkaasi Wasiirada Arimaha Dibadda iyo Kan Ganacsiga ee Kenya.

Wasiiru Dowlahani ayaa Madaxda Soomaalida bahdilay kadib markii Saafaradiisa Soomaaliya ku taala uu kula kulmay Madaxwaynihii iyo Raysawasaarihii wadanka uu booqanaayey ee Soomaliya.
Radio Dajir ayaa wareysi kala yeeshey deeq faandhe dacwadii uu ugudbiyey dawlada ingiriiska.
Hoos Kadhageyso

bahdilka somaliya (2)

bahdilka somaliya (1)

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.