Dowladda oo diyaarinaysa Qorshaha bixitaanka AMISOM
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay diyaarinayso qorshaha ciidamada AMISOM ay kaga baxayaan Gudaha Soomaaliya,islamarkaana guud ahaan Ammaanka Soomaaliya lagu wareejin lahaa ciidamada dowladda Soomaaliya. […]