Daawo:Wasiirkii hore Warfaafinta xukuumaddii Ra’iisul Wasaare Saacid, Siyaasi C/laahi Ciil Moogge Xirsi) ayaa Axmed Madoobe ku sheegay Kali Talye

ciilmiige

Wasiirkii hore Warfaafinta xukuumaddii Ra’iisul Wasaare Saacid, Siyaasi Cabdulaahi Ciil Moogge Xirsi ahna Gudoomiyaha Xisbiga Xiis una taagan Xilka Madaxwaynaha Jubbaland ayaa sheegay in Axmed Madoobe kali taliye yahay oo ku xad gudbay Xaquuqda Bulshada Jubbaland.

Musharax Ciilmooge ayaa sheegay Axmed Madoobe inuu dhameeyey dhirtii dalka isagoo mudo badan dhoofinaayey.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.