Daawo:Xaaf oo doonaya intii la doortay in kabadan iyo Caqabado ka horeeya

xaaf

Madaxwaynaha Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf mar uu siinaayey waraysi meelo badan taabanaayey oo u la yeeshay Wariyaha Tiifiiga Horn Cable Xaruntiisa Muqdisho oo uu daadihinaayey wareysigaa Wariye Wariye Cabdiqaadir Faarax Dulyar ayuu waxaa wax laga waydiiyey inta sano ee la doortay wuxuuna ku jawaabay tastuurka Galmudug halaga Fiiriyo.

Madaxwaynaha Galmudug Xaaf ayaa waxuu badalay Madaxwaynihii hore ee Galmudug Cabdikariim Guuleed oo xilka laga qaaday sida uu qoraayo dastuurka Galmudug waxaa u haray Labo sano.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.