Dab Caawa ka kacay Xarun Ganacsi oo ku Magaalada Muqdisho”Sawiro”

dab

Dab xoogan ayaa caawa ka kacay Degmadda Magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada |Yaaqshid ee Gobolka banaadir, Dabkaan ayaa ka kacay Bakhaar lagu iibiyo Qalabka Dhismaha oo ku yaalla agagaarka Hotelka Towfiiq.

Waxaa haatan socda dadaalo lagu doonayo in lagu damiyo dabka ka kacay Degmadda yaaqshid ee Gobolka banaadir ilaa had lama xaqiijin qasaaraha ka dhashay dabkaan.

dab

dab

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.