DEG DEG: Xildhibaano laxiray iyo kuwo xabsi guri laga dhigay Magaalada Kismaayo. “Akhriso Magacyada”.

deg

Waxaa hada Xabsiga Ladhigay 4 Xildhibaan oo Kamid ah Mudanayaasha baarlamaanka Jubaland kuwaas oo kala ah.

1.Xildhibaan aadan Iftiin
2 Xildhibaan Xasan Shacbaan
3.Xildhibaan Shire Abdi Codwayn
4. Xildhibaan Siraaje Sahal bare

Sidoo kale Xildhibaano Kasoo jeeda gobalka gado oo Kusugan Hotel Makka Ayay ciidamada Nabad sugidu kuhareeraysanyihiin, kuwaas oo ay xabsi guri kadhigeen.

Lama oga sida uu xaalku noqon doono oo u muuqda mid faraha kasii baxaya

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.