Daawo:Waxgaradka Baladxaawo oo ka tacsiyeeyay geerida Shiiq xasan Iftiin

shiiq

Waxagaradka Iyo nabadoodanada Degmada Baladxaawo ayaa waxay ka tacsiyeeyeen Geeridii ku timid Allaha Unaxariistee Shiiq Xasan Iftiin oo ku geeriyooday Degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo, waxgaradka ayaa waxay ka warbixiyeen taariiqda Shiiq Xasan iftiin waxayna ilaahay uga baryeen in ilaahay unaxariisto ehelkiisiina allaha Samir Iyo iimaan kasiiyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.