Saldhigga magaalada Jowhar oo laga sii daayay ganacsato shalay lagu xiray.
Xilli shalay magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle lagu xiray ganacsato la tilmaamay in ay u socdeen kulan ay Al-shabaab kula balansanaayeen deegaanka Gamboole ee […]