Deg-Deg:-Gudiga Joogtada ah ee Golaha shacabka oo leh kulan deg deg ah.
Wararka uu helayo gedotimes ayaa sheegaya in uu socdo kulan deg deg ah oo ay isugu yimaadeen Gudiga Joogtada ah ee Golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya. […]
Wararka uu helayo gedotimes ayaa sheegaya in uu socdo kulan deg deg ah oo ay isugu yimaadeen Gudiga Joogtada ah ee Golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya. […]
Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka waxa ay mooshin kalsooni kala noqosho ka gudbiyeen Gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari,waxaana mooshinkaasi qabtay Gudoomiye kuxigeenka 1-aad […]
Magaalada Muqdisho waxaa laga soo dajiyay maxaabiis laga keenay dalka Libya, kuwaasi oo ay soo daysay dowladda Federalka Soomaaliya. Maxaabiistaan ayaa tiradooda waxa ay gaareysaa […]
Qaar ka tirsan Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa Mooshin ka gudbiyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari), kadib markii saakay ay warbaahinta kula hadleen magaalada […]
Ereyga dimoqaradhiya(democracy) waa laba eray oo laga soo qaatay Gireega oo kala ah (demo and cracy) loo micneeyo xukunka dadweynaha,haddaba aan taariikhda dib ugu noqono […]
Wakiilka Gudoomiyaha Guddiga Midowga Africa ee Soomaaliya ayaa maamul goboleedyada Soomaaliya ugu Baaqay in ay kordhiyaan Dagaalka ka dhan ka ah Al-shabaab. Francisco Madeira, Hadalkaan […]
Iyadoo Golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ay maalinti isniinta ee aynu soo dhaafnay meel mariyeen xeer ay dalka uga mamnuuceen shirkadda DPWorld ee imaaraadka oo […]
Waxaa Magaalada Caabudwaaq heshiis ku dhexmaray labo Beelood horay dilal isu gaystay kuwaas oo isku raacay inay isla qaataan sadexbilood gudahood mag kala qaataan laysna […]
Magaalada Nairobi waxaa dhawaan laga furay xarun cusub oo casri ah oo ah xarunta Buraa Travel and Cargo Agency taasi oo ay sameeyeen ganacsato soomaaliyeed. […]
Soomaliland ayaa sanadihii dambe waxaa soo wajahay Sicir barar balaaaran kaas oo keenay in qiimaha Cuntada uu sare kac ku yimaado waxaa kaloo saameeyey sicir […]
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tababar u soo xiray in kabadan 600 oo askari oo ka mid noqonaya ciidamada Daraawiishta ee […]
Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya Gobolka Jubbada hoose, ciidamada Jubbaland ayaa weerar qorsheysan waxa ay ku qaadeen degaanka Wirkooy ee duleedka Magaalada Kismaayo. […]
Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes