DAAWO: Xarun diyaradeed oo casri ah oo laga furay Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya.

buraa

Magaalada Nairobi waxaa dhawaan laga furay xarun cusub oo casri ah oo ah xarunta Buraa Travel and Cargo Agency taasi oo ay sameeyeen ganacsato soomaaliyeed.

Xaruntani waxaa aasaasay Maxamed magan oo kamid ah dhalinyarada soomaaliyeed ee kenya kunool waxaana xaruntani ay qabataa adeegyo badan oo ay kamid tahay fududeynta visayaasha dal ku galka, udirista dadka xajka iyo cumrada iyo waliba caawinta bulshada soomaaliyeed.

Xabinta ganacsiga ee STN TV ayaa dhawaan barnaamij muhiim ah kasoo sameeyey iyagoo ka warbixinaya waa maamulka xaruntee waxyaabaha ay qabtaan iyo sababta ay u fureeenba.

Xaruntani waxa ay kutaala xaafadda islii ee magaalada Nairobi gaar ahaane wada 12-aad dhismaha IBGARO PLAZA

Wixii faafaahin ah kala xiriir telefoon numberada kala ah.

+254721414627 / +254727377772 ood ka heli karto maxamed magan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.