Daawo:Dadwaynaha Magalada caabudwaaq oo Taageeray Go’aankii Dowlada Soomaliya Kuna tilmaayey Imaaradka Wadan Burcad ah

Dadweynaha magalada Caabudwaaq ayaa ka hadlay qilaafka katagan dekeda berbera ee u dhaxeya dowlada federalka iyo tan imaradka carabta ayaa waxay taageereen go’aakii dowlada Soomaliya gaar ahaan go’aankii Raysawasare Khayre waxayna intaas ku dareen in Imaaradka yahay  wadan Burcad ah oo Soomaliya usoo shaqo Tagay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.