Daawo:Somaliland Oo Joojisay Adeegsiga Furaha Internetka Ee”SO” halka wali ay ka isticmaalayso Furaha “252”

Somaliland ayaa Joojisay Adeegsiga Furaha Internetka ee “SO” Sidoo Kalena Digniin Ka Soo Saartay Isticmaalkiisa Gudaha Somaliland waxayna sheegeen inaad lagu istcimaali kari furaha Internet ee “SO” Somaliland gudaheeda laga bilaa 12 March 2018 cidii lagu arko ayagoo isticmaalayana talaabo laga qaadayo.

Soomaliland ayaa hada Isticmaasha Furaha Soomaliya ee telefoonada “252” lamana garanaayo wax ay midna u mamnuuceen midka kala u deeysteen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.