Gudoomiyaha Barlamaanka Hirshabeele ayaa sheegay Amaanka Maamulka Hirshabeele inuu Faraha Kabaxay

Guddoomiya baarlamaanka Hirshabelle oo la hadlay Warbaahinta ayaa ugu horreyn qeylo dhaan ka muujiyay ammaanka deegaanada maamulkaasi waxuuna qiray in Hirshabelle aysan ku filneyn ammaanka deegaanadeeda islamarkaana ay ka jirto halis dhinaca amniga ah Waxaana uu ugu baaqay dowladda federaalka ah ee Soomaaliya in ay ka gacan siiso dhanka ammaanka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.