Daawo:Qaad laga keenay Kenya oo Lgau gubay Degmada Baladxaawo ee Gobolka Gedo

qaad

Kadib Howl Galo Ballaaran Oo Kasameeyen Mamulka Degmada B Xaawo ee Gedo Somaliya iyo sarakisha Cidamada Gar ahan Taliyaha Nabadsugida Jubaland Ee Gobolka Gedo Iyo Ciidamada Amaanku Waxaa Xalay Xilli Saq Dhexe ah Usuurta Gashay In Ay soo qabtaan Qaadkan iyo Agabyo kale Oo Ladoonayay in loo Kala gudbiyo magaaloyinka Mandera Iyo B xaawo Maadama uu xadka kaxiran yahay dhinaca somaliya waxaana taasi ay keentay in meel fagaaro ah lagu gubo qadkan ay sooqabteen hay adaha amnigu.

Boqolaal shacabka reer b xaawo ah oo goobta lagu gubayay qaatkaas jogtay ayaa sodhaweeyay talabadan ay qadeen mamulka degmada Sidee uaragtaa Tallaabadan iyo kadhabaynta goankii ay qaateen mamulka degmada iyo Hay adaha Amniga.

Warbixinti Wariye Shariif Axmed Taajir

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.