Daawo:Deeq Raaashin Ah Oo La Gaarsiiyay Cisbitaalka Dhimirka Magaalada Caabuqdwaaq

shifa

Deeq Raaashin ah ayaa La Gaarsiiyay Cisbitaalka Dhimirka Shifa ee Magaalada Caabuqdwaaq Gobolka Galgaduud , Waxaana Deeqdaan uGu deeqay Isbitaalka Dhimirka Gabdho Qurbajooga, Deeqadaan waxaa soo gaarsiiyey Gudiga Isbitaalka Dhimirka Caabudwaaq Mama Nuura Axmed Daahir waxayna uga mahadcelisay Gabdhihii deeqdaan soo dhiibay waxayna dadka kale uGu baaqday inay ayakuna qaybtooda ka qaataan.

Maamulak isbitaalka dhimirka Caabudwaaq ayaa uga mahadceliyey Gandhihii soo dhiibay oo kala ahaa Xadiyo Xuseen Guray Iyo Fowsiyo Faarax Garaad.
Fadlan kala xariir Maamulaka isbitaalka dhimirka Caabudwaaq Shifa Tel: 00252615504997 Ama Tel:00252615805908

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.