SOMALIA
Warbixin+XOG: Wariye Baritaano dheer ku sameeyey Dagaalkii Ceelwaaq iyo Dhacdooyin kale oo Gobolka Gedo Ka dhacay.
wariye wax baaro islamarkaana ka howl gala gudaha Deegaanada uu ka arimiyo maamul gobaleedka jubaland Laguna Magacaabo Karar Aadan Rukow ayaa shaaca ka qaaday in […]
Waxgaradka Degmada Caabudwaaq oo ka hadlay Dilalka Magaalada kusoo laablaabata
Magaalada Caabudwaaq oo Marti gelisay Dilal is daba Joog ah oo loo geystay Dad wax gal u ah Bulshada ayaa waxaa dhanka kale soconaya Dadaalo […]
Waxaa Soo Dhamaadey doodi Bada udhaxaysay somaliya Iyo Kenya
Waxaa maalintii labaad Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda ICJ ee fadhigeedu yahay dalka Netherland ka socodo dhageysiga dacwadda dhinaca badda ee Soomaaliya iyo Kenya. Gudiga […]
Dhageyso Radi Daljir:fadeexadii Madaxda Sarre ee somaliya iyo Britain dhexmartey
Tan iyo Wixii ka dambeeyay Xilligii Madaxwaynaha Waqtigiisa uu dhamaaday ee Somaliya Xasan Sheikh Maxamuud uu Gudaha Safaadaradda Briten ay ku leedahay Muqdisho kulan heerkeesa […]
Dacwada Bada Somaliya oo Furmatey iyo Bananbax kadhacay wadanak Ingiriiska Video+Masawiro
Waxaa Dalka Holland ka furmay dawcwad udhaxaysa Soomaliya iyo Kenya oo ku saabsan bada, Qareenada Kenya udoodaya ayaa sheegay in madaxda soomaliya Cabdishakuur iyo raysawaasaare […]
Wasiirka amniga oo beeniyay in uu iscasilayo
Wasiirka Amniga gudaha dawladda Federalka ee Soomaaliya, C/risaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in uusan ahayn musharax u taagan qabashada xilka Madaxweyne ee maamulka Hiiraan iyo […]
Madaxda dawlada Somaliya ayaa ka qayb galay janaasadii Jeneral Goobaale “sawiro”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeybgaley tukashada salaadda jannaasada ee AUN Maxamed Rooble Jimcaale (Goobaale) oo shaley ku ku geeriyooday […]
doorashada Xassan shiikh diide dil baa uqoran By Jimcaale
Sida aan la wada socono waxaa lagu khaarajiyey Generaal Goobaale Taliska Xoogga Dalka Soomaaliyeed iridiisa asaga oo ka soo baxay xafiis xarunta ku dhexyaal oo […]