Waxgaradka Degmada Caabudwaaq oo ka hadlay Dilalka Magaalada kusoo laablaabata

Magaalada Caabudwaaq oo Marti gelisay Dilal is daba Joog ah oo loo geystay Dad wax gal u ah Bulshada ayaa waxaa dhanka kale soconaya Dadaalo nabadeed oo ay wadaan Qaybaha kala duwan waxgaradka oo ay wehliyaan Culimada Magaalada.

Suldaan Axmed Garbacune oo ka mid ah waxgaradka Sida wayn looga yaqaan Waqooyiga Gobolka Galgaduud ayaa Radio Daljir uga waramay halka ay marayso dadaalkooda Nabadeed, isagoo dhanka kalana ka hadlaya Arimaha Doorashoooyinka iyo muranka ka taagan Tagitaanka Cadaado, Suldaan Garba Cune waxa uu uwaramay Cumar Laki Man oo ku sugan Xarunta Radio Daljir Caabudwaaq.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.