Waxaa Soo Dhamaadey doodi Bada udhaxaysay somaliya Iyo Kenya

Waxaa maalintii labaad Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda ICJ ee fadhigeedu yahay dalka Netherland ka socodo dhageysiga dacwadda dhinaca badda ee Soomaaliya iyo Kenya.
Gudiga matalaya difaaca dacwadda badda ee Soomaaliya ayaa maanta waxa ay maxkamadda ka hor jeedinayaan qodobadda lahaanshaha badda Soomaaliya, si xal loogu helo muranka badda ee ka dhexeeyo dowladaha Soomaaliya iyo Kenya.

Waxaa soo dhamaaday Dhageysiga dacwadaas waxaana lafilayaa jawaabta Bilo kadib lama oga cida ku guulaysan doonta wallow Soomalida ayaku badooda baxsheeg.

baadaa

bada

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.