Dacwada Bada Somaliya oo Furmatey iyo Bananbax kadhacay wadanak Ingiriiska Video+Masawiro

Waxaa Dalka Holland ka furmay dawcwad udhaxaysa Soomaliya iyo Kenya oo ku saabsan bada, Qareenada Kenya udoodaya ayaa sheegay in madaxda soomaliya Cabdishakuur iyo raysawaasaare shamarkee ay saxiixeen heshiiskaan mana ahay wax qorseen.

dawcadaan dhageysigeeda ayaa soconaysa mudo sadex cisho ah go’aankuna waxuu noqonayo lama oga, lakiin waxaa xaqiiqo ah waxa maanta bada soomaliya hadalka Galiyey inay tahay Madax soomaliya maantana sharaxan.

bananbax

bann

bnaan

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.