Madaxda dawlada Somaliya ayaa ka qayb galay janaasadii Jeneral Goobaale “sawiro”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeybgaley tukashada salaadda jannaasada ee AUN Maxamed Rooble Jimcaale (Goobaale) oo shaley ku ku geeriyooday magaalada Muqdisho, isagoo gudanaya waajibaadkiisa qaran.
Aaska maanta loogu sameeyay Janaraal Goobaale, magaalada Mqudisho maanta waxaa sidoo kale, ka soo qeybgaley Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Sharma’arke, xubno ka tirsan labada gole, madaxda maamullada Koonfuur Galbeed, saraakiisha Ciidanka qalabka Sida, iyo xubno ka tirsan qoyska marxuumka.
gob

gobale

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.