Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

mogadishu

Xukumada Somaaliya oo Ka Hadashay Xayiradii Reysal Wasare CCC.

22nd February 2016 admin 2

Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu cambaareeyay talaabadii habeen ka hor Ciidamada amaanka ee Dowlada Kenya ay ugu xayireen […]

Daawo:Barlaamanka Somaliya waan sugaynaa taliyaasha Booliska,nabadsugida,Abniga

21st February 2016 admin 0

Kulankii barlamaanka Somaliyeed baa lafilaayey inay kasoo qayb galaan taliyaasha abniga,booliska iyo nabadsugida  bal taasi ma dhicin barlamaankii baa loo qaybiyey agande aan kay sugahayeen […]

Daawo:dad xanuunsan oo guryo loo dhisay

19th February 2016 admin 5

Deegaanka ceegaag ayaa waxaa loo dhisay guri labo qol ah afar qof xanuunsan waxaana dhisay urur layiraahdo Ceegaag Comunity Acton. dadkaan ayaa meel cidla ah […]

Daawo:Qaxooti kasoo tagey kenya oo Somaliya yimid

19th February 2016 admin 5

Qaar kamida dadkii qaxootiga ku ahaa kenya ayaa ksuoo noqday baydhabo. dadkaan oo sanado badan kusugnaa Kenya aya dalkodii hooyo dib uGu soo noqday ayakoo […]

Daawo:Caabudwaaq Maamulka Galgaduud sare oo diiday 4.5

19th February 2016 admin 5

Bananbax ay soo qaban qaabiyeen qaybaha kala duwan ee bulshada iyo waxgaradka Caabudwaaq oo hogaminaayo ugaas Taakooy ayaa kadhacay caabudwaaq.bananbaxaan ayaa kusaabsanaa inay kasoo horjeedaan […]

Al- shabab oo Benisay Dilka Mahad Kartaay

18th February 2016 admin 6

War Goor Dhow ay Soo Saren Al- Shabab Ayaa Waxa Ay Kaga Hadlen Dilka Sirdoonkii Al- shabab Mahad Karatay oo Shegtay Dilkisa  Kenya . Al- […]

TOP News: Wasiir Diini, Xildhibaan Magan iyo Korneyl barre Hiiraale oo Kismaayo ku Wajahan “Akhriso”…….???

18th February 2016 admin 3

Xubno masuuliyiin ah oo hurdhac u ah ka qeybgalka shirka dib u heshiisinta beelaha jubaland ayaa maanta lagu wadaa in ay gaaraan magaalada kismaayo. xubnahani […]

No Image

Daawo:Baaq Abwaanada Qaranka Soomaaliyeed

18th February 2016 admin 1

Baaq ay soo jeediyeen golaha abwaaninta somaliyeed ayey kaga hadleen abaaraha ka jirta Somaliya.Abwaan Sangub  ayaa sheegey in dhulkii abaaro ku habsadeen loona baahan yahay […]

Daawo:Taliyaha Booliska Soomaaliyeed Gadiid gudoonsiyey

18th February 2016 admin 3

Taliyaha ciidanka Booliska SoomaliyeedGeneral Maxamed Shiiq Xasan Xaamud iyo sarakiil kamid ciidamada booliska ayaa soo gaarey gobolka hiiraan gaar ahaan Baladwayne. garoonka diyaradaha Baladwayne waxaa […]

Daawo:Deeq waxbarsho lagaarsiiyey B/xaawo

17th February 2016 admin 4

Deeq waxbarsho oo isugu jirta dhar,buugag,boorsooyin iyo qalabka iskuulada ayaa waxaa lasoo gaarsiiyey dugsiga kaah primary School baladxaawo deeqdaan waxaay katimid uruka Midnimo oo ah […]

Daawo:Debkii xooganaa degmada wadajir oo la damiyey

17th February 2016 admin 3

Dabkaan ka kacay baqaarada lagu iibiyo qalabka dhismaha degmada Madiina  markii dambana ku faafey baqaarada kale  ee suuqa dabkaan waxaa laga arkaayey xafadaha kuxareerey san […]

Daawo:Madaxwayne Gaas oo Itoobiya looga yeeray

17th February 2016 admin 5

Madaxwayne C/wali Gaas iyo waftu balaaran oo hogaaminayo ayaa casumaad kahelay dawlada Itoobiya.madaxwayne Gaas ayaa sheegay safer gaaban inay ku tagayaan Addis ababa kalana xaajoonayaan […]

Daawo:Weerar Xalay ururka Al-shabaa Afgooye

17th February 2016 admin 5

Alshabaab baa xalay weerar ku qaaday degmada Afgooye alshabaab ayaa u adeegsadey madaafiici iyo qoryaha fudud kaasoo qasaaro gaystey dhimasho iyo dhaawac.ciidmada dawlada Soomaliya ayaa […]

Daawo:Caabudwaaq Wajigii Labaad Ee Garoonka Diyaaradaha Caabudwaaq

16th February 2016 admin 7

Waxaa ladhagax dhigay darbi lagu wareejinaayo garoonka diyaaradaha Caabudwaaq waxaana xafladaa kasoo qayb galay qayabaha kala duwan ee bulshada waxaa xafladaa kahadlay Shiiq daa’uud Xirsi […]

Daawo: DIB U EEGIS LAGU SAMAYNAYO DASTUURKA Somaliya

16th February 2016 admin 4

Raysawasaarha dowlada federaalka somaliya Cumar C/rashiid ayaa kaqayb galay kulan ay isugu yimadeen barlamanka Somaliya kana soo qayb galeen maamul goboleedyada soomaliya oo looga doodayey […]

Posts pagination

« 1 … 115 116 117 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes