Daawo:Debkii xooganaa degmada wadajir oo la damiyey

Dabkaan ka kacay baqaarada lagu iibiyo qalabka dhismaha degmada Madiina  markii dambana ku faafey baqaarada kale  ee suuqa dabkaan waxaa laga arkaayey xafadaha kuxareerey san madina dabkaan oo xoog badnaa waxaa dabkaas damistiisa ka qayb qaatey ciidan dab damiska gobolka baanaadir iyo kan shirkadaha .maamulka gobolka banaadir ayaa  shacabka Soomaliyeed uGu baaqey inay caawiyaan dadku qasaaruhu kasoo gaarey  dabkaan .

Hoos kadaawo

gedotimes1@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.