Daawo:Deeq waxbarsho lagaarsiiyey B/xaawo

Deeq waxbarsho oo isugu jirta dhar,buugag,boorsooyin iyo qalabka iskuulada ayaa waxaa lasoo gaarsiiyey dugsiga kaah primary School baladxaawo deeqdaan waxaay katimid uruka Midnimo oo ah mid inta badan looga bartey samafalka.waxaa xafladii lagu gudoonsiinayey qalabka waxbarshada kahadlayey gudoomiyaha ururka Midnimo Deeq Maxamed Cabdi iyo xildhibaano,wargarad iyo maamulaka Kaah primary School aradayda,waalidiinta iyo macalimiinta ayaa soo dhawaayey qalabkaad loogu deeqay iskuulka.
Hoos Kadaawo
gedotimes1@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.