Al- shabab oo Benisay Dilka Mahad Kartaay

War Goor Dhow ay Soo Saren Al- Shabab Ayaa Waxa Ay Kaga Hadlen Dilka Sirdoonkii Al- shabab Mahad Karatay oo Shegtay Dilkisa  Kenya .

Al- shabab Waxaa Ay shegen in Wax Duqeyn ah aysan Ka Dhicin G, jubada Dhexe oo Lagu Weraray Xarun  Miteri oo Ay Halkasi Ku le yihin .

“ Dowlada Kenya Waxa Ay Doneysaa In Ehladii Wilashooda aya ugu Laab Qaboojiso Dilka Been abuurk ah Ayaa Lagu Yiri War Goordhow Ka So Baxay al- shabab”

Waxa ay Shegeen Shabab inuu Nool Yahay Mahad uuna Gudanayo Mid Ka mid ah Howlihiisa Shaqo .

Marar Badan Ayaa Waxa Dhacday in Kenya ay shegto Masulin Ka tirsan Al-shabab oo ay Dishay Taas oo aan Run noqon .

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.