Daawo:Madaxwayne Xasan Shiiq oo gaarey Baladwayne

Madaxwaynaha dawalada federaalka soomaliya iyo wafti balaaran  ayaa manta gaarey gobolka Hiiraan gaar ahaan Baladwayne  halakasna waxaa kusoom dhaweeyey madaxda, ciidamada iyo qaynabaha kala duwan ee bulshada. Xasan shiiq ayaa lakulmay Ugaaska  Xasan  Ugaas C/laahi ayaa yeeshay kulan saxaafada dibada kajoogtay Madaxwayna Xasan shiiq saxafada lama hadlin iyo waxu safirkiisu kusaabsanaa,waxaa lafilaaya in madaxwaynaha u yimid arin laxariirta Maamul sameynta hiiraan iyo Jawher.

Hoos Kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.