Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

kismayo.gedo

garaadismaaciil

Deni oo Casho Sharaf u Sameeyey isimada SSC iyo Cabdirisaaq Khaalif

15th June 2023 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa kulan Casho sharaf ah oo isugu […]

safiir

Dowlada oo ka hadashay eedaymo loo jeediyey safiirka Uk

12th June 2023 admin 0

Haya’adda Socdaalka iyo jinsiyaddaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa warsaxaafadeed ay soo saartay ku cadaysay in aanu jirin wax laga beddelay habraaca socdaalka Qurbejoogta Soomaaliyeed ee […]

Xasansheelh

Madacwayne Xasan oo Booqday Xerada Jeneraal Goordan

20th April 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dardar-galinaya halganka dalka looga ciribtirayo Khawaarijta ayaa maanta booqday Xerada Jeneraal Goordan ee magaalada Muqdisho oo […]

Dhuumaal

DaawoWasiirka Amniga Jubbaland oo Tuute ku Labisan ayaa ka hadlay Xaalada Gedo

13th April 2023 admin 0

Wasiirka Amniga Dowladda Jubbaland S/Gaas Yuusuf Xuseen Cismaan Dhuumaal oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Kismaayo ayaa ka hadlay xaaladda Gobolka Gedo.

dagaal

Dhageyso:Dagaal Shabaab iyo Ciidamada Xooga ku dhexmaray Baladwayne

29th March 2023 admin 0

Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal u dhaxeeyo Ciidamada Dowlada oo Kaashanayo Dadka Deegaanka iyo Al-shabaab oo ka dhacay Deegaanka baardhaare oo Dhinaca […]

Aadanmadoobe

Aadan Madoobe oo Beeniyey In la Fasaxay Kursigii Fahad Yaasiin

16th December 2022 admin 0

Waxaaa baraha Bulshada lagu faafiyay warar sheegayay in Guddoomiyaha Barlamaanka Sooomaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe uu ku dhawaaqay in Fahad Yaasiin uu yahay Xildhibaan […]

Cali jeyte

Sawiro:Kulan Dhexmaray Mujaahid Cali Jeyte iyo Gudoomiye Aadan Madoobe

12th November 2022 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hoygiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Mudane Cali Jeeyte Cismaan oo […]

Xamze

Sawiro:Ra’iisalwasaare Xamse oo lagu Soo dhaweeyey Dhagaxbuur

19th October 2022 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre iyo wafdigii uu hoggaaminayay ayaa saaka si diirran loogu soo dhaweeyay magaalada Dhagaxbuur ee dowlad deegaanka […]

Sawiro:Xasan Sheikh oo kulan la qaatay madaxa hay’adda USAID

24th July 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Madaxa Hay’adda Gargaarka Maraykanka (USAID)  Danjire Samantha Power. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa […]

karaash

Madaxwaynaha Kumeel gaarka ah ee Puntland oo ka hadlay werarkii Gaalkacyo

22nd April 2022 admin 0

Madaxwayne ku meel gaarka ee Puntland Ahmed Cilmi Cismaan ayaa waxuu ka hadlay Weerar Xalay lagu qaaday Nabadoon Cabdisamid iyo Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya kaas […]

laftagareen

Daawo:Laftagareen oo Kulan Mahadcelin ah la qaatay Odayaasha Koonfurgalbeed

22nd March 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan isugu jiray Qada-sharaf iyo Mahadcelin la qaatay Odeyaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed oo Door […]

laftagareen

Shirka Golaha Wasiirada Kgs oo lagu ansixiyey Sharci Cusub

30th December 2021 admin 0

Shirka Golaha Wasiirada Koonfurgalbeed Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay arrimo kala duwan oo ay kamid yihiin Doorashada, amniga deegaanada Maamulka, iyo dardargelinta Qorshiyaasha loogu adeegayo […]

Qoorqoor

Sawiro:Madaxwaynaha Galmudug oo Caawa Muqdisho lagu soo dhaweeyey

3rd December 2021 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi ballaaran oo hoggaaminayay ayaa caawa soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda Dalka. Madaxweynaha Galmudug iyo […]

deni

Deni oo shaaciyey cid aan asaga ahayn inaan wax laga waydiinayn Puntland

1st December 2021 admin 0

Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni oo ka hadlaayey dhibka ka jira Magaalada Boosaaso ayaa waxuu sheegay Puntland inaysan yeelanayn dowlada kala duwan iyo ciidan rag […]

Calibadal

Daawo:Musharax Xildhibaan oo loo diiday Tartanka Doorashada ka socota Galmudug

24th November 2021 admin 0

Musharax xildhibaan Golaha Shacabaka BFS Cali Cabdi Faarax (Calli Badel) una sharaxan kursiga Sumadiisu tahay HOP054 ee degaan doorashadiisu tahay Galmudug ayaa sheegay in loo […]

Posts pagination

« 1 2 3 … 19 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes