Shirka Golaha Wasiirada Kgs oo lagu ansixiyey Sharci Cusub

laftagareen

Shirka Golaha Wasiirada Koonfurgalbeed Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay arrimo kala duwan oo ay kamid yihiin Doorashada, amniga deegaanada Maamulka, iyo dardargelinta Qorshiyaasha loogu adeegayo shacabka Maamulka koonfur galbeed Soomaaliya

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Shir Gudoomiyey Shirka Golaha Wasiiradda Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed oo Maanta lagu Ansaxiyey Sharciga Biyaha oo ay soo Gudbisay Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha DGKGS.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.