Deni oo shaaciyey cid aan asaga ahayn inaan wax laga waydiinayn Puntland

deni

Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni oo ka hadlaayey dhibka ka jira Magaalada Boosaaso ayaa waxuu sheegay Puntland inaysan yeelanayn dowlada kala duwan iyo ciidan rag lee yahay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.