Dhageyso:Taliyihii hore Ciidamada Puntland oo Deni ugu baaqay inuu ka Noqdo Go’aankiisa PSF

deni

Taliyiii hore ee ciidanka Difaaca Puntlland Janaraal Siciid Maxamed Xirsi,(Siciid Dheere) ayaa baaq adag u diray madaxwaynaha Puntland Siciid Deni isagoo ugu baaqay inuu ka noqdo xil ka qaadistii uu ka sameeyey Taliyaha Ciidanka PSF.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.