Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

DAAWO: XASAN SHIIQ OO KAQAYBGALAY BAROORDIIQDII CIIDAMADA KENYA EE LAGU LAAYEY CEELCADE

27th January 2016 admin 0

Madaxwaynayahsa  kenya Uhuru Kenyata, Somalia Xasan Shiiq, iyo Nigeria ayaa waxay kaqayb galeen baroor diiq loo sameeyey  ciidamadii Kenya ee lagu laayey Ceelcade gobolka gedo […]

Ahmed Madoobe oo Beca oga Baxay Gaas

27th January 2016 admin 0

Madaxweynah Maamulka Jubland ayaa wax uu Ku Biiray Garabkii ahaa 4.5 ee ay Waten Madaxweynaha Somaliya Besha Calamka iyo Madaxada Maamulada Qaar. Markii uu Bilaabanayay […]

Dhageyso: Ma Aqabaleyno Natiijada Muqdisho

27th January 2016 admin 0

Shirka Madasha Wadatashiga Qaran ee Muqdisho oo heshiis laga soo saaray Shirka Madasha Wadatashiga Qaran ee ka socday Magaalada Muqdisho kaasi oo looga hadlayay nuuca […]

TALIYAHA CIIDAMADA AMISOM OO BOQDAY CEELCADE

27th January 2016 admin 0

Taliyaha ciidamada amisom Maj General Nakibus  lakara ayaa boqday Ceelcade si uu indhihiisa ugu arko meesha lagu xasuuqay ciidamada kenya Gen Nakibus ayaa sheegay imaatinkaan waxuu  […]

Dhageyso: Gudoomiyihii Ceel Cade Ma Dhiman Ee.

27th January 2016 admin 0

Maamulka Gobolka Gedo oo beeniyay in uu geeriyooday Guddoomiyah Degaanka Ceelcadde Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Gedo Axmed Buule ayaa beeniyay in Ciidamada Dowladda Kenya ee qeybta […]

Maqall: Gafka Kenya Guul Yaa Ka Dhigay

27th January 2016 admin 0

Ciimada Kenya ee Ku Sugan Magaalada Ceel Cade ee G, gedo Wax aay Ahyd Markii Werar Lagu Qaday 15 Bishaan Saldhig ay Ku Lahayen Magaldaasi […]

barlaman

Dhageyso: Baarlamaanka Federaalka oo soo saaray Go’aanno Ku saabsan Higsiga 2016

27th January 2016 admin 0

Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho  ayaa waxa ay ka soo saareen go’an ku saabsan  Madasha […]

jeesow

Dhageyso: Shacab ayay Layeen Markaas Qabiil Eedayaan

27th January 2016 admin 0

Xildhibaan daahir amiin jeesow oo maanta warfidiyeenada kula hadlay magaalada muqdisho ayaa waxaa uu cambaareeyay dhibaatooyinka shacabka ku nool gobalka gedo ay ugaysteen ciidamada Kenya. […]

Al- shabab oo Ciimada Kenya Ah Gacanta Ku Dhigay Dagaalki Maanta Ka dhacay Gedo.

27th January 2016 admin 1

Wararka Naga Soo Gaarayo Tulada aluula e u Dhow Magaalada Likoley ee uu Ka Soconayay Dagaal Xogan oo Manta Ka Bilowday Tuladaasi . Ayaa Wax […]

No Image

Jawaari Oo Si Deg-Deg Ah Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Xili Gu xigeenkiisa Laga Soo Buriyay Shirkii Dorashada.

27th January 2016 admin 0

Gudoomiyaha baarlamanka Soomaaliya Maxamed Shiiq Cismaan Jawaari ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay xili kulamo kala duwan uu kaga soo qeeb galay dalka Iraaq […]

amisom

Amisom oo sheegtay in ay sii wadi doonto baabinta al shabaab.

27th January 2016 admin 0

Taliyaha ciidamada amisom general nakibus lakara ayaa mar kale ku celiyey in howl galka amisom ay ka go,antahay la dagaalanka iyo baabinta xarakada al shabaab […]

Qaramada midoobay oo sheegtay in ay sii korortay weerarada loo gaysto shaqaalaha gargaarka ee ka howl gala Somalia.

27th January 2016 admin 0

Weerarada ka dhanka ah shaqaalaha gargaarka ee ka howl gala Somalia ayaa labo lab noqotay sanadkii tagay iyadoo gaartay 17 dhimasho ah oo loo gastay […]

Dhageyso: Dagaalo Wali Ka Soconayo Gedo.

27th January 2016 admin 0

Wararka aynu ka heleyno Tuulada Aluula oo hoostagta deegaanka Likooni ee Gobolka Gedo ayaa ku soo warramaya in weli dagaal qaraar uu ka soconayo. Dagaalka  […]

Dhageyso: Yaan Lagu Eedin Dowlada Fashilka Shirka Madasha Wadatashiga Qaran.

27th January 2016 admin 0

Xildhibaan Cabdillaahi Xasan Cascaseey oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa sheegay in  shirka wadatashiga Qaran fashilka ku yimid aan cid gaar ah […]

Dhageyso: Shirka Fashilkiisa Xasan Sheikh ayaa Masul Ka ah.

27th January 2016 admin 0

Waxaa weli isfaham waa xoogan uu hareeyay Shirka Madaxda Soomaalida ay ku leeyihiin Magaalada Muqdisho kaas oo looga arrisanayay arrimaha la xiriira Doorashada dalka ee […]

Posts pagination

« 1 … 1,749 1,750 1,751 … 1,756 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes