Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

War DEG, DEG: Ciidamo Kawada Tirsan Dowlada oo Ku Dagalamay Magalada Burdhubo

8th March 2016 admin 5

Ciidamo ka wada tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa maanta ku dagaalamay Degmada Buurdhuubo Ee Gobolka Gedo,waxaana dagaalka ku dhintay inta la Og yahay Hal Askari oo […]

Dhageyso: “Wasiir Mareye” Sadex Qodob ayaa Al- Shabab Dalka loga Saari Karaa.

8th March 2016 admin 4

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xukumadda Soomaaliya Maxamed Xayir Maareeyeayaa ka hadlay Qorsheyaal ay dowladda Soomaaliya Al-shabaab uga saareyso Guud ahaan Dalka qeybaha ay ka joogan. Wasiirka […]

Ahlusunna oo Beenisay lahaan shaha Hub ay shalay qabteen ciidamda Galmudug

8th March 2016 admin 6

Ururka Ahlu Sunna Waljamaacaya ayaa beeniyay warar ka soo baxay Maamulka Galmudug oo ahaa in Hub loo waday degaanka Xeraale ee Gobolka Galguduud oo ay […]

Al- Shaba oo Benisay in 150 Dagaal Yahan loga Dilay Duqeyn uu Mareykanka Ka Fuliyay Degaan Ka Tirsan G. Hiraan

8th March 2016 admin 3

Saacado kadib markii dawlada Maraykanku sheegtay inay duqeyn ku dishay in ka badan 150 dagaalame oo Al-Shabab ka tirsan ayaa Al-Shabab qirteen in xero ay […]

shabab

TOP News: Shabaab oo Duubab Dhaqameedyo ku Xirxiray Deegaano ka tirsan Gobolka Hiiraan.

8th March 2016 admin 1

Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya deegaanka Raaso oo ka tirsan Gobolka Hiiraan Ururka Al Shabaab ayaa deegaankaasi waxa ay ka qab qabteen dad […]

Ahlusunna: Waa nasiib Darro Xariga lagula kacay Siyaasiga Cabdi Waal.

8th March 2016 admin 1

Maamulka Gobolada Dhexe (Ahlu Sunna), ayaa wax nasiib darro ah ku tilmaamay xariga ay Dowladda Somaliya u gaysatay Siyaasiga Cabdi Nuure Siyaad (Cabdi Waal), oo […]

DAAWO: Maamulka Degmada Baardheere oo Bilaabay Diiwaan-galinta Gaadiid ka dhex shaqeeya Gudaha Degmadaasi.

8th March 2016 admin 4

Waaxda Gaadiid ee Maamulka Degmada Baardheere ayaa sheegay in ay bilaabeen diwiaan galinta gaadiidka degmadaasi ka dhex shaqeeya iyo kuwa safarad aku yimaada. Taliyaha Waaxdaasi […]

cabdi

DAAWO Xildhibaano Ka tirsan baarlamaanka oo ka qeybgalay Sanad guruadii Sadexaad ee Jamciyadda SUHEYDA…..

8th March 2016 admin 3

Mudanayaal ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka qeybgalay u daabdagidda Sanadguurada Sadexaad ee aasaaska Jamciyadda Suheyda oo ah hay’ad si bilaash ah wax u barta […]

XOG: Xagee loo waday Hubkii Ay Australia Ku qabatay Xeebaha Cumaan ee Soomaaliya u soo Socday.”Akhriso”

7th March 2016 admin 5

Ciidamada badda dalka Australia ayaa sheegay in ay qabteen dooniaan calan wadan oo ku sii jeeday Soomaaliya taasoo siday hub aad u badan. Doonida ayaa […]

TOP News: Siyaasiga Cabdi Waal oo isagoo jeebeysan laga soo dajiyay Garoonka Muqdisho…..

7th March 2016 admin 3

Warar saacadihii la soo dhaafay soo baxayay ayaa sheegaya in Hey’addaha ammaanka dowladda Soomaaliya ay gacanta ku dhigeen Cabdi Nuure Siyaad oo loo yaqaano Cabdi […]

war Degdeg ah : Liibaan Madaxweyne oo Isagoo Dhaawac ah lagu wareejiyay Duubab Dhaqameedyo ay isku hayb yihiin.

7th March 2016 admin 5

Wararka ka imaanaya Degmada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Sargaalkii kula Dagaalamay Ahlusunna Magaalada Dhuusamareeb ee Liibaan Madaxweyne Galabta Ahlusunna ay ku wareejisay […]

Daawo:Nabadoon Lagu Caleemo Saaray Caabudwaaq

7th March 2016 admin 3

Waxaa magaalada Caabudwaaq lagu caleemasaarey nabadoon kamid naqon doona namadoonada Soomaliyeed gaar ahaan kuwa Caabudwaaq oo layiraahda Nabadoon Cali faarax diiriye Jaamac (Kir kir) waxaa […]

Dhageyso:Ciimada Gal -Mudug oo Gacanta Ku Dhigay Hub Lo Waday Ahlusuna.

7th March 2016 admin 0

Ciidamada Nabad sugida qeybtooda Galmudug ayaa sheegay in Deegaanka Duumoodle ee Gobolka Galgaduud ay ku qabteen hub ay ku sheegeen in loo waday Maamulka Ahlu Sunna. Sida […]

Xog: Kenya iyo Kaliil Maxaa Dhex Maray

7th March 2016 admin 0

Saldhiga Ay Ciidamada Kenya Ku Leyihin Magaalada Kismaayo Ayaa Kulan Waxaa uu ku Dhex Maray Sarakisha Ciidamada Kenya ugu Sareyso iyo G, Gobalka Gedo ee […]

Al shabab oo loo Tababaray Boqolaal Gabdhood oo Sirddoon Ah.

7th March 2016 admin 1

Warbaahinta dalka Ingiriiska ayaa baahiyay in haweeneyda la yiraahdo Samatha Lewthwite ay Xarakadda Al-Shababu tababartay boqolaal dumar ah oo loo diyaariyay inayis qarxiyaan. Wargeyska Daily […]

Posts pagination

« 1 … 1,750 1,751 1,752 … 1,789 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2026 | WordPress Theme by MH Themes